Skip to main content

Sharaftii Islaamka oo ku Dhex Silicday W...

Sharaftii Islaamka oo ku Dhex Silicday Wadaad Xagjir ah …

Sharaftii Islaamka oo ku Dhex Silicday Wadaad Xagjir ah, Sheekh Cilmi Yar Caadifadna Adeegsada, iyo Dallinyar Caqligii laga Addoonsaday.  Diinta Islaamku waa diin ku salaysan caqli, cilmi, naxariis, ixtiraam iyo isqadrin. Ku-dhaqankeedana waxa shardi aasaasi ah u ah caqli fayow. Caqliguna wuxu ka mid yahay waxyaabaha uu Allah ku sharfay ee uu ku karaameeyey bani’aadamka, […]

Raad-Xumada ay Keento Sandulleynta ku wa...

Raad-Xumada ay Keento Sandulleynta ku wajahan Diinta, Dhaqanka, Qabiilka ama Fikirku

Raad-Xumada ay Keento Sandulleynta ku wajahan Diinta, Dhaqanka, Qabiilka ama Fikirku Sandulleyntu waa xaalad ka dhalata marka qof, ummad, ama xataa xayawaan, lagu khasbo (kallifo) ku dhaqanka fal aanay ciddaasi ku qanacsanayn. Waxaanay noqon kartaa mid muuqata, sida midda ay koox-diineedyad xagjirka ah iyo kuwa kaleba adeegsadaan, iyo mid dahsoon sida midda dad ama dawladdo […]

Ma jiro Islaamka wax ka fiicani, mana ji...

Ma jiro Islaamka wax ka fiicani, mana jiro wax ka Xun Muslimiin Lunsan!!!

Islaamnimadu maaha wax la sheegto ee waa in siday tahay ee Allah rabo loogu dhaqmo. Islaamnimadu maaha wax lagu shaqaysto oo xoolo, manfac iyo magac adduun lagu raadsado. Islaamkuna maaha wax jiritaankiisa muslimiinta laga rabo balse jiritaankoodaa u baahan Islaamka. Muslimnimadu waxay ku bilaabantaa kuna dhamaataa marka qofka sheeganayaa uu si dhab ahaan u dareemo […]

Wax Macna ma Samaynayso in la xoreeyo Ji...

Wax Macna ma Samaynayso in la xoreeyo Jidh, ruuxiisii la addoonsado

  In qofku jeclaado in uu sayid noqdaayi waa arrin basharka ku abuuran, addoonsiguse waa tilmaan ama xaalad aad u liidata oo basharku ku dhaqmo. Dadka Soomaaliyeedna labadaa arrimoodba waa ku caan ama qabiil ha weyneeyeen ama qof madax ah ha weyneeyeen. Sidaa ay tahayse, ma jiri karo qof sayidnimo ku dhaqmaa haddii aanu jrin […]

Maanso cusub – Hadrwai

Maanso cusub – Hadrwai

Waa Maanso cusub oo uu tiriyey Abwaan Maxamad Ibrahim Warsame (Hadrawi). 1 2 3 1. Uub baad ku jirtaa qarsoone, 2. Ka soo baxa iilka Qaadka, 3. Adduunka ragoow mar kaalay, 4. Abuurtiyo heega daawo, 5. Awoodaha saaran daawo, 6. Falaadkiyo alabbadeeda, 7. Ilaah samihiisa daawo, 8. Udbaha iyo teedka daawo, 9. Aloolka ku jeeran […]

TV-yada Soomaalidu Tayo Xumaa!!!

TV-yada Soomaalidu Tayo Xumaa!!!

TV-yada Soomaalidu Tayo Xumaa oo Tuugsi Badanaa! Maxaa Wadaadadeenii Hore Lagu haystay?  Xigasho: www.miisaanka.com Hadalka ma gafin hadaan ku bilaabo nin nooloow maxaa aragti ku dhiman ama ninkii noolaada Geel dhalaa waas arkaa, Waxaan labadaaas murti uga danleeyahay wax aad iga yaabiyay oo runtii in badan aan is weydiiyay maxaa dadkii si ka noqday. Waxaan hubaa […]

Somalia crisis has cost world $55 billio...

Somalia crisis has cost world $55 billion – report

    Friday, September 16, 2011 LONDON (AlertNet) – Most humanitarians see the dire situation in Somalia as the worst possible combination of circumstances. War, poverty, displacement, drought, famine – not to mention pirates and Islamist rebels who don’t like foreign aid workers.  Somalia has the lot. Somalia is, well….Somalia (cue: deep sigh and despairing […]

Fake Antivirus Scam

Fake Antivirus Scam

How to avoid the nasty fake antivirus scam By Herb Weisbaum ConsumerMan Source: msnbc.com It’s one thing to write about the dangers of malicious software. It’s quite another to have it take over your computer. That’s what happened to me a few weeks ago. I was at work doing a routine online search when all of […]

Tips & Tricks

Tips & Tricks

Read The Contents Of An E-mail Without Opening It This may sound like something impossible. But you can. Ever wanted to see what’s inside a strange looking e-mail that came from an unknown source, but you did not want to take the risk of opening it? Well there is a way. View the message source […]

Biyo Cab Caloosha oon Cunno ku Jirin

Biyo Cab Caloosha oon Cunno ku Jirin

Dalka Japan waxa caan ku ah biyo la cabo marka ugu horeysa ee  subaxadii hurdada laga tooso. Intaa waxa raaca, tijaabooyin cilmi ah ayaa waxay cadeeyeen waxtarka caadadaasi. Sidaa darted, waxan  akhristayaasha sharafta leh hoos ugu soo qoraynaa  sharaxaad kooban oo ku saabsan isticmaalka biyaha ee subaxda hore inta aan cunto la cunin. Bulshada Caafimaadka […]