Maqaallo

Somaliland: Samatar Calls for the Dismemberment of Somalia

October 8, 2015
By

 By Jaafar M Sh Jama Oct 07, 2015 Professor Ahmed Ismail Samatar called for the dissolution of the Somali state at small gathering of northern Somali migrant workers and refugees at Brunel University in London on 17 July 2015. He was reinforcing a decision that was made by the central committee of the Somali...

Read more »

WHERE IS THE “UMMAH”?

November 8, 2013
By

WHERE IS THE “UMMAH”? Wednesday, 04 September 2013 Author / Source: Enayet Rasul BHUIYAN One by one, countries with Muslim majority populations are getting devastated.  First was the fratricidal  eight years long conflict between Iran and Iraq in the eighties that turned into rubble two of Middle East’s  and the world’s most promising and...

Read more »

A RIGHT RESPONSE TO HASSAN ISSA’S TALK AND THE SCRAMBLE OF SOMALILAND MEDIA’S CODE OF CONDUCT.

June 3, 2013
By

On 20th May, I listened to a jumble of meaningless words, by a man called Hassan Issa, released on few media outlets. In the first place, the decision to publish such a drivel by some media circles is as unnecessary as it is equally unethical and irresponsible. The present Somaliland media outlets tend to be...

Read more »

Somaliland: Samatar’s 11th hour journey to the underworld – A factual report

June 3, 2013
By

That is why emotional somalilanders suspended rational analysis, independent judgment, and conscious decision making about what they are hearing or taking in. They, therefore, have lost the boundaries between what they wished to be true and what is true. From there In Greek mythology, a man called Odyssey lost 20 years in unknown seas...

Read more »

Who failed Somalia?

October 18, 2012
By

Source: hiiraan.com by Said Ahmed Salah Sunday, March 31, 2013 “Of all ignorance, the ignorance of the educated is the most dangerous.  Not only are educated people likely to have more influence, they are the last people to suspect that they don’t know what they are talking about when they go outside their narrow...

Read more »

Boqorro-kooxeedyadii Muslimiinta

September 21, 2012
By
Boqorro-kooxeedyadii Muslimiinta

Boqorro-kooxeedyadii Muslimiinta ee Andalus iyo Soomaalida Maanta Hor Dhac Taariikhdan aan soo koobay, oo ku saabsan boqorradii muslimiinta ee loo yaqaanay “Muluuk Attawaa’if” ama Boqorro-kooxeedyadii Andalus ka talin jiray, ugama jeedo in aan idinku daaliyo oo halkan ku taxo magacyada tobaneeye boqortooyo iyo dhacdooyin kun sano ka hore jiray oo laga soo gudbay, balse...

Read more »

Toosinta Salaadda (Qaybti 2aad)

September 6, 2012
By

Qoraalkani wuxuu dhamaystir u yahay oo uu dabasocdaa qaybtii hore ee mawduucan oo aan kaga hadalnay in Ilaaahay Qur’aanka innoo sheegay in ay dadku yihiin labo nooc oo aan qaybtaa hore ku eegnay nooca hore oo ay si balaadhan u tilmaantay aayadda bilawga suuratul Baqarah ee:  “الدين يؤمنون بالغيب ويقيمون الصلاة و مما رزقناهم...

Read more »

Toosinta Salaadda (Qaybta 1aad)

August 28, 2012
By

Qur’aanku wuxu, bilawga suuradda Al-Baqara, kaga sheekeeyey labo nooc oo ay dadka ka mid ah, isaga oon magacdooda innoo qeexin, balse uu inoo sheegay tilmaamaha lagu kala garto. Nooca hore, waa kuwa “qeeybka” rumeeyey ee toosiya salaadda ee waxa Allah ku manaystay bixiya: “الدين يؤمنون بالغيب ويقيمون الصلاة و مما رزقناهم ينفقون” . Kuwa...

Read more »

Sharaftii Islaamka oo ku Dhex Silicday Wadaad Xagjir ah …

March 27, 2012
By
Sharaftii Islaamka oo ku Dhex Silicday Wadaad Xagjir ah …

Sharaftii Islaamka oo ku Dhex Silicday Wadaad Xagjir ah, Sheekh Cilmi Yar Caadifadna Adeegsada, iyo Dallinyar Caqligii laga Addoonsaday.  Diinta Islaamku waa diin ku salaysan caqli, cilmi, naxariis, ixtiraam iyo isqadrin. Ku-dhaqankeedana waxa shardi aasaasi ah u ah caqli fayow. Caqliguna wuxu ka mid yahay waxyaabaha uu Allah ku sharfay ee uu ku karaameeyey...

Read more »

Raad-Xumada ay Keento Sandulleynta ku wajahan Diinta, Dhaqanka, Qabiilka ama Fikirku

March 27, 2012
By

Raad-Xumada ay Keento Sandulleynta ku wajahan Diinta, Dhaqanka, Qabiilka ama Fikirku Sandulleyntu waa xaalad ka dhalata marka qof, ummad, ama xataa xayawaan, lagu khasbo (kallifo) ku dhaqanka fal aanay ciddaasi ku qanacsanayn. Waxaanay noqon kartaa mid muuqata, sida midda ay koox-diineedyad xagjirka ah iyo kuwa kaleba adeegsadaan, iyo mid dahsoon sida midda dad ama...

Read more »

Site Calendar

October 2019
S S M T W T F
« Oct    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  

Categories