Skip to main content

WHERE IS THE “UMMAH”?

WHERE IS THE “UMMAH”?

WHERE IS THE “UMMAH”? Wednesday, 04 September 2013 Author / Source: Enayet Rasul BHUIYAN One by one, countries with Muslim majority populations are getting devastated.  First was the fratricidal  eight years long conflict between Iran and Iraq in the eighties that turned into rubble two of Middle East’s  and the world’s most promising and prosperous […]

Boqorro-kooxeedyadii Muslimiinta

Boqorro-kooxeedyadii Muslimiinta

Boqorro-kooxeedyadii Muslimiinta ee Andalus iyo Soomaalida Maanta Hor Dhac Taariikhdan aan soo koobay, oo ku saabsan boqorradii muslimiinta ee loo yaqaanay “Muluuk Attawaa’if” ama Boqorro-kooxeedyadii Andalus ka talin jiray, ugama jeedo in aan idinku daaliyo oo halkan ku taxo magacyada tobaneeye boqortooyo iyo dhacdooyin kun sano ka hore jiray oo laga soo gudbay, balse waxaan […]

Toosinta Salaadda (Qaybti 2aad)

Toosinta Salaadda (Qaybti 2aad)

Qoraalkani wuxuu dhamaystir u yahay oo uu dabasocdaa qaybtii hore ee mawduucan oo aan kaga hadalnay in Ilaaahay Qur’aanka innoo sheegay in ay dadku yihiin labo nooc oo aan qaybtaa hore ku eegnay nooca hore oo ay si balaadhan u tilmaantay aayadda bilawga suuratul Baqarah ee:  “الدين يؤمنون بالغيب ويقيمون الصلاة Ùˆ مما رزقناهم ينفقون”; […]

Toosinta Salaadda (Qaybta 1aad)

Toosinta Salaadda (Qaybta 1aad)

Qur’aanku wuxu, bilawga suuradda Al-Baqara, kaga sheekeeyey labo nooc oo ay dadka ka mid ah, isaga oon magacdooda innoo qeexin, balse uu inoo sheegay tilmaamaha lagu kala garto. Nooca hore, waa kuwa “qeeybka” rumeeyey ee toosiya salaadda ee waxa Allah ku manaystay bixiya: “الدين يؤمنون بالغيب ويقيمون الصلاة Ùˆ مما رزقناهم ينفقون” . Kuwa kalena, […]

Sharaftii Islaamka oo ku Dhex Silicday W...

Sharaftii Islaamka oo ku Dhex Silicday Wadaad Xagjir ah …

Sharaftii Islaamka oo ku Dhex Silicday Wadaad Xagjir ah, Sheekh Cilmi Yar Caadifadna Adeegsada, iyo Dallinyar Caqligii laga Addoonsaday.  Diinta Islaamku waa diin ku salaysan caqli, cilmi, naxariis, ixtiraam iyo isqadrin. Ku-dhaqankeedana waxa shardi aasaasi ah u ah caqli fayow. Caqliguna wuxu ka mid yahay waxyaabaha uu Allah ku sharfay ee uu ku karaameeyey bani’aadamka, […]

Raad-Xumada ay Keento Sandulleynta ku wa...

Raad-Xumada ay Keento Sandulleynta ku wajahan Diinta, Dhaqanka, Qabiilka ama Fikirku

Raad-Xumada ay Keento Sandulleynta ku wajahan Diinta, Dhaqanka, Qabiilka ama Fikirku Sandulleyntu waa xaalad ka dhalata marka qof, ummad, ama xataa xayawaan, lagu khasbo (kallifo) ku dhaqanka fal aanay ciddaasi ku qanacsanayn. Waxaanay noqon kartaa mid muuqata, sida midda ay koox-diineedyad xagjirka ah iyo kuwa kaleba adeegsadaan, iyo mid dahsoon sida midda dad ama dawladdo […]

Ma jiro Islaamka wax ka fiicani, mana ji...

Ma jiro Islaamka wax ka fiicani, mana jiro wax ka Xun Muslimiin Lunsan!!!

Islaamnimadu maaha wax la sheegto ee waa in siday tahay ee Allah rabo loogu dhaqmo. Islaamnimadu maaha wax lagu shaqaysto oo xoolo, manfac iyo magac adduun lagu raadsado. Islaamkuna maaha wax jiritaankiisa muslimiinta laga rabo balse jiritaankoodaa u baahan Islaamka. Muslimnimadu waxay ku bilaabantaa kuna dhamaataa marka qofka sheeganayaa uu si dhab ahaan u dareemo […]

Wax Macna ma Samaynayso in la xoreeyo Ji...

Wax Macna ma Samaynayso in la xoreeyo Jidh, ruuxiisii la addoonsado

  In qofku jeclaado in uu sayid noqdaayi waa arrin basharka ku abuuran, addoonsiguse waa tilmaan ama xaalad aad u liidata oo basharku ku dhaqmo. Dadka Soomaaliyeedna labadaa arrimoodba waa ku caan ama qabiil ha weyneeyeen ama qof madax ah ha weyneeyeen. Sidaa ay tahayse, ma jiri karo qof sayidnimo ku dhaqmaa haddii aanu jrin […]

Waqtiyadda la Ducaysto

Waqtiyadda la Ducaysto

Waqtiyada Alla-bariga    Sida uu innoo sheegay Nebigu (NNKHA) waxa jira waqtiyo gaar ah oo ay u badantahay in uu Ilaahay ducooyinka aqbalo. Waqtiyadaasi waxay kala yihiin: Habeenka marka 3 qaybood loo qaybiyo qaybtiisa u danbeysa Abu Hurayra (ARHA) waxa uu sheegay in uu Rasuulka Ilaahay (NNKHA) yidhi:“ Habeen kasta, marka saddex qaybood loo qaybiyo […]

Ducada

Ducada

Awoodda Allah-Beriga ( ama Ducada)    Ruux kasta oo Allaah aaminsan, wuxu markhaati ka noqon karaa in ducadu ay wax ka bedeli karto noloshiisa, aragtidiisa, iyo hadafkiisa nolosha. Runtii ducadu waa hubka ugu culus ee uu haysto qofka Allaah aaminsani. Mar ayaa Nebi Muxamad (CSWS) uu soo maray dad ay ka muuqato tabaalo iyo dhibaatooyin […]