{"id":71,"date":"2011-09-14T20:41:00","date_gmt":"2011-09-14T17:41:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hajifarah.com\/?p=71"},"modified":"2011-09-14T22:18:18","modified_gmt":"2011-09-14T19:18:18","slug":"biyo-cab-caloosha-oon-cunno-ku-jirin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71","title":{"rendered":"Biyo Cab Caloosha oon Cunno ku Jirin"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\" align=\"center\"><a href=\"http:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/tap-water.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-medium wp-image-76\" title=\"tap-water\" src=\"http:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/tap-water-300x300.gif\" alt=\"\" width=\"130\" height=\"94\" \/><\/a>Dalka Japan waxa caan ku ah biyo la cabo marka ugu horeysa ee\u00c2\u00a0 subaxadii hurdada laga tooso. Intaa waxa raaca, tijaabooyin cilmi ah ayaa waxay cadeeyeen waxtarka caadadaasi. Sidaa darted, waxan\u00c2\u00a0 akhristayaasha sharafta leh hoos ugu soo qoraynaa\u00c2\u00a0 sharaxaad kooban oo ku saabsan isticmaalka biyaha ee subaxda hore inta aan cunto la cunin. Bulshada Caafimaadka ee dalka Japan (<em>Japanese medical society<\/em>) ayaa ku guulaystay in ay 100% biyaha ku daweeyeen cuduradan soo socda: Madax xanuun (Headache), xanuunka jidhka (body ache), wadnaha (heart), lafa garaaca (arthritis), wadnaha oo si xawli ah ku shaqeeya (fast heart beat), suuxdinta (epilepsy), baruurta siyaadada (excess fatness), bronkiita (bronchitis), xiiqda (asthma), TB, menenjaytas (meningitis), Kelyaha &amp; cudurada kaadida (kidney and urine diseases), matagga (vomiting), Gaastariga (gastritis), shubanka (diarrhea), macaanka (diabetes), calool-joogsiga (constipation), xanuunada indhaha (all eye diseases), ilmogaleenka (womb), kansarka (cancer) iyo xanuunada caadada (menstrual disorders), iyo xanuunada dhagaha, sanka iyo cumaha (ear nose and throat diseases).<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\" align=\"center\"><strong>HABKA DAAWEYNTA<\/strong><\/p>\n<p>1. Marka aad subaxdii hurdada ka kacdo, adiga oon cadayan, cab 4 galaas (160ml) oo biyo ah<\/p>\n<p>2. Ka dib, cadayo muddo 45 daqiiqana waxba ha cunin hana cabin<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">3. 45 daqiiqo ka dib waad cuni ama cabi kartaa sidii caadiga ahayd.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">4. 15 daqiiqo ha dib marka aad quraacato, qadayso, ama cashayso ha cabin wax sharaab ah, hana cunin wax cunto ah ilaa 2 saacadood.<\/p>\n<p>5. Dadka da\u00e2\u20ac\u2122da ah ama buka ee aan cabi Karin 4 galaas oo biyo ahi, marka hore ha ku bilaabaan wax yar oo ay cabi karaan ka dibna si tartiib tartiib ah ha u kordhiyaan ilaa ay ka awoodayaan \u00c2\u00a04 galaas maalintiiba.<\/p>\n<p>6. Habkaa daaweynta ee kor ku xusani waxay daawaynaysaa xanuunadaas oo idil.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Hoos waxa ku qoran tirade maalmaha loo baahanyahay in lagu<br \/>\ndaaweeyo\/yareeyo xanuunada waaweyn:<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">1. Dhiig karka (High Blood Pressure) &#8211; 30 maalmood<\/p>\n<p>2. Gaastariga (Gastric) &#8211; 10 maalmood<\/p>\n<p>3. Macaanka (Diabetes) &#8211; 30 maalmood<\/p>\n<p>4. Calool-joogsiga (Constipation) &#8211; 10 maalmood<\/p>\n<p>5. Kansaarka (Cancer) &#8211; 180 maalmood<\/p>\n<p>6. TB &#8211; 90 maalmood<\/p>\n<p>Dabcan daaweyntani ma laha waxa ciladdo ah, waxase laga yaabaa bilawgeeda in aad dareento kaadi badan.<\/p>\n<p>Waxa fiican in aad bilawdo oo aanad joojin oo aad caado ka dhigato.<\/p>\n<p>Biyaha Cab oo ku sugnow caafimaad iyo firfircoonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Japan waxa caan ku ah biyo la cabo marka ugu horeysa ee\u00c2\u00a0 subaxadii hurdada laga tooso. Intaa waxa raaca, tijaabooyin cilmi ah ayaa waxay cadeeyeen waxtarka caadadaasi. Sidaa darted, waxan\u00c2\u00a0 akhristayaasha sharafta leh hoos ugu soo qoraynaa\u00c2\u00a0 sharaxaad kooban oo ku saabsan isticmaalka biyaha ee subaxda hore inta aan cunto la cunin. Bulshada Caafimaadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-71","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-selected-articles"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Biyo Cab Caloosha oon Cunno ku Jirin - Haji-FARAH&#039;s POST<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Biyo Cab Caloosha oon Cunno ku Jirin - Haji-FARAH&#039;s POST\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dalka Japan waxa caan ku ah biyo la cabo marka ugu horeysa ee\u00c2\u00a0 subaxadii hurdada laga tooso. Intaa waxa raaca, tijaabooyin cilmi ah ayaa waxay cadeeyeen waxtarka caadadaasi. Sidaa darted, waxan\u00c2\u00a0 akhristayaasha sharafta leh hoos ugu soo qoraynaa\u00c2\u00a0 sharaxaad kooban oo ku saabsan isticmaalka biyaha ee subaxda hore inta aan cunto la cunin. Bulshada Caafimaadka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Haji-FARAH&#039;s POST\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2011-09-14T17:41:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2011-09-14T19:18:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/tap-water-300x300.gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Hajifarah\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Hajifarah\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71\",\"url\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71\",\"name\":\"Biyo Cab Caloosha oon Cunno ku Jirin - Haji-FARAH&#039;s POST\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/tap-water-300x300.gif\",\"datePublished\":\"2011-09-14T17:41:00+00:00\",\"dateModified\":\"2011-09-14T19:18:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/e2d3fe3bf3bff3127013a1bf1ffc8aaa\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/tap-water.gif\",\"contentUrl\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/tap-water.gif\",\"width\":341,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Biyo Cab Caloosha oon Cunno ku Jirin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#website\",\"url\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/\",\"name\":\"Haji-FARAH&#039;s POST\",\"description\":\"\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/e2d3fe3bf3bff3127013a1bf1ffc8aaa\",\"name\":\"Hajifarah\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/8a4cf235281f368994a4a72396af1da22cd84c9c9ea96eaffda49413477a0106?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/8a4cf235281f368994a4a72396af1da22cd84c9c9ea96eaffda49413477a0106?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Hajifarah\"},\"url\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?author=2\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Biyo Cab Caloosha oon Cunno ku Jirin - Haji-FARAH&#039;s POST","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Biyo Cab Caloosha oon Cunno ku Jirin - Haji-FARAH&#039;s POST","og_description":"Dalka Japan waxa caan ku ah biyo la cabo marka ugu horeysa ee\u00c2\u00a0 subaxadii hurdada laga tooso. Intaa waxa raaca, tijaabooyin cilmi ah ayaa waxay cadeeyeen waxtarka caadadaasi. Sidaa darted, waxan\u00c2\u00a0 akhristayaasha sharafta leh hoos ugu soo qoraynaa\u00c2\u00a0 sharaxaad kooban oo ku saabsan isticmaalka biyaha ee subaxda hore inta aan cunto la cunin. Bulshada Caafimaadka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71","og_site_name":"Haji-FARAH&#039;s POST","article_published_time":"2011-09-14T17:41:00+00:00","article_modified_time":"2011-09-14T19:18:18+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/tap-water-300x300.gif","type":"","width":"","height":""}],"author":"Hajifarah","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Hajifarah","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71","url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71","name":"Biyo Cab Caloosha oon Cunno ku Jirin - Haji-FARAH&#039;s POST","isPartOf":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/tap-water-300x300.gif","datePublished":"2011-09-14T17:41:00+00:00","dateModified":"2011-09-14T19:18:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/e2d3fe3bf3bff3127013a1bf1ffc8aaa"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71#primaryimage","url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/tap-water.gif","contentUrl":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/tap-water.gif","width":341,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=71#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Biyo Cab Caloosha oon Cunno ku Jirin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#website","url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/","name":"Haji-FARAH&#039;s POST","description":"","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/e2d3fe3bf3bff3127013a1bf1ffc8aaa","name":"Hajifarah","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/8a4cf235281f368994a4a72396af1da22cd84c9c9ea96eaffda49413477a0106?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/8a4cf235281f368994a4a72396af1da22cd84c9c9ea96eaffda49413477a0106?s=96&d=mm&r=g","caption":"Hajifarah"},"url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?author=2"}]}},"views":12846,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=71"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/71\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=71"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=71"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=71"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}