{"id":49,"date":"2011-04-01T18:29:19","date_gmt":"2011-04-01T15:29:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hajifarah.com\/?p=49"},"modified":"2011-04-09T22:09:00","modified_gmt":"2011-04-09T19:09:00","slug":"waqtiyadda-la-ducaysto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49","title":{"rendered":"Waqtiyadda la Ducaysto"},"content":{"rendered":"<p><strong>Waqtiyada Alla-bariga\u00c2\u00a0<\/strong><br \/>\n\u00c2\u00a0<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/04\/aamiin.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-51\" title=\"Waqtiga Ducada\" src=\"http:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/04\/aamiin-150x140.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"140\" \/><\/a>Sida uu innoo sheegay Nebigu (NNKHA) waxa jira waqtiyo gaar ah oo ay u badantahay in uu Ilaahay ducooyinka aqbalo. Waqtiyadaasi waxay kala yihiin:<\/p>\n<p><em>Habeenka marka 3 qaybood loo qaybiyo qaybtiisa u danbeysa<\/em><br \/>\nAbu Hurayra (ARHA) waxa uu sheegay in uu Rasuulka Ilaahay (NNKHA) yidhi:\u00e2\u20ac\u0153 Habeen kasta, marka saddex qaybood loo qaybiyo qaybtiisa u danbeysa, Rabbigeennu (SWT) wuxuu waxaanu yidhaahdaa: Yaa wax iga baryaya\u00c2\u00a0oo aan u jawaabaa? Yaa wax i weydiisanaya oo aan siiyaa? Yaa dambi dhaaf i weydiisanaya oo aan u dambi dhaafaa?\u00e2\u20ac\u009d [Waxa weriyey Bukhaari]. Habeenka intiisa u dambeysa, marka ay dadku hurdaan ama ay ku mashquulsan yihiin macmacaanka (raaxada) adduunyada, Ilaahay (SWT) Wuxuu adoomadiisa siiyey fursad, ama saacad uu ka aqbalo wax kasta oo ay u baahanyihiin oo adduunkooda iyo aakhiraba anfacaysa, waa haddii ay waqtigaas ka toosaan hurdadooda oo ay baryaan.<\/p>\n<p><em>Inta u Dhaxaysa Eedaanka Hore iyo Marka Salaadda loo Kaco<\/em><br \/>\nAnas (ARHA) ayaa sheegay in uu Rasuulka Ilaahay (NNKHA) yidhi:\u00e2\u20ac\u0153 Ducada la ducaysto inta u dhaxaysa\u00c2\u00a0 eedaanka hore iyo marka salaadda loo kacayo lama diido.\u00e2\u20ac\u009d\u00c2\u00a0 [Waxa weriyey An-Nasaa&#8217;i iyo Ibn Xibbaan oo siiyey darjada saxiixa ].<\/p>\n<p><em>Saacad ka mid ah Maalinta Jimcaha<\/em><br \/>\nAbu Hurayra (ARHA) ayaa sheegay in Rasuulka Ilaahay (NNKHA) uu ka hadlay maalinta Jimcaha isaga oo leh:\u00e2\u20ac\u0153Waxa jirta saacad ka mid ah maalinta Jimcaha oo hadday dhacdo in qofka muslimka ahi uu ducaysto marka uu salaada tukado oo uu Ilaahay wax weydiisto in uu Ilaahay (SWT) u fuliyo baahidiisa.\u00e2\u20ac\u009d Rasuulku wuxuu gacantiisa ku tusay sida uu waqitigaasi u gaaban yahay. [Waxa weriyey Bukhaari]. Dadka qaar waxay yidhaahdaan waqtigaasi waa marka imaamku soo galo masjidka illaa marka salaada Jimce dhamaato; halka ay dadka kalena yidhaahdeen waa saacadda u danbeysa maalintaa. (ogow: halkan erayga saacad uma jeedno saacadda qof kastaa yaqaano ee 60 daqiiqa ah, balse waa waqti aan xadidnayn, maxaa yeelay waqti-tiriskan aan hadda isticmaalnaa wuxuu yimid dhimashadii Nebiga dabadeed.)<\/p>\n<p><em>Marka La Cabayo Biyaha SamSamka<\/em><br \/>\nJaber (ARHA)\u00c2\u00a0 ayaa sheegay in uu Rasuulka Ilaahay (NNKHA) yidhi:\u00e2\u20ac\u0153 Biyaha ZamZamku waa kolba waxaad u cabto.\u00e2\u20ac\u009d [Waxa weriyey Axmed iyo Ibn Maajah]. Tan macnaheedu waxa weeyi, marka aad cabto biyaha Samsamka waxaad Ilaahay (SWT) weydiisan kartaa wax kasta ood jeceshahay in aad hesho, ama in aad daawo uga hesho xanuun aad markaa ka cabanaysid, iwm.<\/p>\n<p><em>Marka La Sujuudsanyahay<\/em><br \/>\n\u00c2\u00a0Abu Hurayra (ARHA) wuxu yidhi Rasuulka Ilaahay (NNKHA) ayaa yidhi:\u00e2\u20ac\u0153 Marka uu adoonku ugu dhawyahay Rabbigiisu waa marka uu sujuudda ku jiro, sidaa darteed Ilaahay aad u barya.\u00e2\u20ac\u009d [waxa weriyey Muslim]. Qofka Muslimka ahi markuu tukanayo, wuxu u jeedaa ilaahay, marka uu sujuudsanyahayna wuu ugu dhaw yahay, marka waxaa fiican waqtigaa in Ilaahay la baryo.<\/p>\n<p><em>Maalinta Carafa<\/em><br \/>\nRasuulka Ilaahay (NNKHA) wuxuu yidhi:\u00e2\u20ac\u0153 Ducada ugu qiimaha badani waa ducada la ducaysto maalinta carafa.\u00e2\u20ac\u009d [waxa weriyey At-Tirmidi iyo Maalik].<\/p>\n<p><em>Habeenkii Marka Hurdada Laga Tooso<\/em><br \/>\nCubayda Bin As-Saamit (ARHA) ayaa sheegay in uu Rasuulka Ilaahay (NNKHA) yidhi:\u00e2\u20ac\u0153 Qofka hurdada ka toosa habeenkii oo yidhaahda: Laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu lahulmulku, wa lahul xamdu, wa huwa calaa kulli shayin qadiir. Alxamdu lillaahi, wa subxanallaahi wa Laa ilaaha illallaahu, wallaahu akbar, wa laa xawla walaa quwata illa billaah (Cidna xaq uma leh in la caabudo Ilaahay mooyaane; Kalidii ayuun baan lahayn wehel iyo shuraako; wax-la-haansho iyo mahad Ilaahay baa iska leh; Wax kastana awood buu u leeyahay; Ilaahay baa Weyn; Awood iyo itaal ma jiraan xaggiisa mooyee) intaa dabadeedna yidhaahda: Allaahuma iqhfir lii (Ilaahayow ii dambi dhaaf) ama uu wax kale Ilaahay weydiisto waa laga aqbalaa. Hadduu weysaysto oo uu salaad tukadana, salaadiisaa waa laga aqbalaa.\u00e2\u20ac\u009d [Waxa weriyey Bukhaari].<\/p>\n<p><em>Marka Salaad Waajib ah La Tukado<\/em><br \/>\nAbu Umamah (ARHA) ayaa sheegay in Rasuulka Ilaahay (NNKHA) la weydiiyey:\u00e2\u20ac\u0153 Rasuulkii Allow, ayuu Ilaahay aqbalaa? Wuxuu yidhi habeenka gelinkiisa dambe iyo marka la dhameeyo tukashada salaad waajib ah.\u00e2\u20ac\u009d [waxa weriyey At-Tirmiidi]. waqtigeeduna waa inta u dhexaysa At-taxiyaatka iyo\u00c2\u00a0 salaama-naqsiga (dhamaansha salaada).<\/p>\n<p><em>Habeenka Laylatul Qadarka <\/em><br \/>\nWaa habeenka ugu qiimaha badan sanadka. Waa habeenka uu Ilaaha Weyni ka sheekeeyey ee uu yidhi: \u00e2\u20ac\u0153 Laylatul Qadri khayrun min alf shahrin.\u00e2\u20ac\u009d (al-Qadri:3).<\/p>\n<p>\u00e2\u20ac\u0153 Habeenka Laylatul Qadrigu wuxuu ka khayr badanyahy kun bilood.\u00e2\u20ac\u009d (al-Qadri:3).<\/p>\n<p><em>Marka uu Roobku Da&#8217;ayo<\/em><br \/>\nSahel Ibn Sacad (ARHA) ayaa sheegay in Rasuulka Ilaahay (NNKHA) uu yidhi:\u00e2\u20ac\u0153 Labo lama soo celiyo, ducada eedaanka dabadii iyo ducada marka roob da&#8217;ayo.\u00e2\u20ac\u009d [Waxa weriyey Al-xaakim iyo Abu Daawuud]. Waqtiga roobku da&#8217;ayaa waa waqti naxariista Ilaahay socoto, sidaa darteed waa in laga faa&#8217;idaystaa waqtigaa uu Ilaahay Naxariistiisa shubayo.<\/p>\n<p><em>Marka Eedaanku Socdo<\/em><br \/>\nEeg faqrada kor ku qoran.<\/p>\n<p><em>Qofka Marka Dulmi loo Gaysto<\/em><br \/>\nRasuulka Ilaahay (NNKHA) ayaa\u00c2\u00a0 Moaad Ibn Jabal (ARHA):\u00e2\u20ac\u0153Iska ilaali ducada qofka la dulmay, maxaa yeelay ma jirto xijaab ama wax u dhexeeya ducada iyo Ilaahay (SWT).\u00e2\u20ac\u009d [Waxa weriyey Al-Bukhaari iyo Muslim]. Qofka la dulmo ducadiis Ilaahay wuu maqlaa si uu ugu soo celiyo xuquuqda la duudsiyey. Ilaahay wuxuu ku dhaartay in uu gargaarayo qofka la dulmay ama ha dhawaato ama muddaba ha qaadatee sida uu inno sheegay Rasuulku (NNKHA).<\/p>\n<p><em>Marka Qofku Socoto ama safar ku jiro<\/em><br \/>\nRasuulka Ilaahay (NNKHA) wuxuu yidhi\u00e2\u20ac\u0153 Saddex duco ma aqbali waayo Ilaahay (SWT): Ducada Waalidku ilmihiisa u duceeyo, ducada qofka sooman, iyo ducada qofka socotada ah.\u00e2\u20ac\u009d [Waxa weriyey Al-Bayhaqi waxaana saxay Al-Albaani]. Marka socoto lagu jiro ama safar, Ilaahay wuu maqlaa ducada haddii sababta safarku uu wanaagsan yahay; haddiise hadafka ama danta safarku tahay mid aan wanaagsanayn, xadiiskana laguma dabbaqayo .<\/p>\n<p><em>Marka qofku Soomanyahay<\/em><br \/>\nEeg faqradda kor ku qoran.<\/p>\n<p><em>Marka uu Waalidku Ilmihiisa u Duceynayo<\/em><\/p>\n<p>Wa Billaahi Tawfiiq!<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waqtiyada Alla-bariga\u00c2\u00a0 \u00c2\u00a0 Sida uu innoo sheegay Nebigu (NNKHA) waxa jira waqtiyo gaar ah oo ay u badantahay in uu Ilaahay ducooyinka aqbalo. Waqtiyadaasi waxay kala yihiin: Habeenka marka 3 qaybood loo qaybiyo qaybtiisa u danbeysa Abu Hurayra (ARHA) waxa uu sheegay in uu Rasuulka Ilaahay (NNKHA) yidhi:\u00e2\u20ac\u0153 Habeen kasta, marka saddex qaybood loo qaybiyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[14,3],"tags":[],"class_list":["post-49","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-maqaallada-islaamiga","category-xulka-maqaallada"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waqtiyadda la Ducaysto - Haji-FARAH&#039;s POST<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waqtiyadda la Ducaysto - Haji-FARAH&#039;s POST\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waqtiyada Alla-bariga\u00c2\u00a0 \u00c2\u00a0 Sida uu innoo sheegay Nebigu (NNKHA) waxa jira waqtiyo gaar ah oo ay u badantahay in uu Ilaahay ducooyinka aqbalo. Waqtiyadaasi waxay kala yihiin: Habeenka marka 3 qaybood loo qaybiyo qaybtiisa u danbeysa Abu Hurayra (ARHA) waxa uu sheegay in uu Rasuulka Ilaahay (NNKHA) yidhi:\u00e2\u20ac\u0153 Habeen kasta, marka saddex qaybood loo qaybiyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Haji-FARAH&#039;s POST\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2011-04-01T15:29:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2011-04-09T19:09:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/04\/aamiin-150x140.png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Hajifarah\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Hajifarah\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49\",\"url\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49\",\"name\":\"Waqtiyadda la Ducaysto - Haji-FARAH&#039;s POST\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/04\/aamiin-150x140.png\",\"datePublished\":\"2011-04-01T15:29:19+00:00\",\"dateModified\":\"2011-04-09T19:09:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/e2d3fe3bf3bff3127013a1bf1ffc8aaa\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/04\/aamiin.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/04\/aamiin.png\",\"width\":319,\"height\":140},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waqtiyadda la Ducaysto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#website\",\"url\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/\",\"name\":\"Haji-FARAH&#039;s POST\",\"description\":\"\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/e2d3fe3bf3bff3127013a1bf1ffc8aaa\",\"name\":\"Hajifarah\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/8a4cf235281f368994a4a72396af1da22cd84c9c9ea96eaffda49413477a0106?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/8a4cf235281f368994a4a72396af1da22cd84c9c9ea96eaffda49413477a0106?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Hajifarah\"},\"url\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?author=2\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waqtiyadda la Ducaysto - Haji-FARAH&#039;s POST","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waqtiyadda la Ducaysto - Haji-FARAH&#039;s POST","og_description":"Waqtiyada Alla-bariga\u00c2\u00a0 \u00c2\u00a0 Sida uu innoo sheegay Nebigu (NNKHA) waxa jira waqtiyo gaar ah oo ay u badantahay in uu Ilaahay ducooyinka aqbalo. Waqtiyadaasi waxay kala yihiin: Habeenka marka 3 qaybood loo qaybiyo qaybtiisa u danbeysa Abu Hurayra (ARHA) waxa uu sheegay in uu Rasuulka Ilaahay (NNKHA) yidhi:\u00e2\u20ac\u0153 Habeen kasta, marka saddex qaybood loo qaybiyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49","og_site_name":"Haji-FARAH&#039;s POST","article_published_time":"2011-04-01T15:29:19+00:00","article_modified_time":"2011-04-09T19:09:00+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/04\/aamiin-150x140.png","type":"","width":"","height":""}],"author":"Hajifarah","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Hajifarah","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49","url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49","name":"Waqtiyadda la Ducaysto - Haji-FARAH&#039;s POST","isPartOf":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/04\/aamiin-150x140.png","datePublished":"2011-04-01T15:29:19+00:00","dateModified":"2011-04-09T19:09:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/e2d3fe3bf3bff3127013a1bf1ffc8aaa"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49#primaryimage","url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/04\/aamiin.png","contentUrl":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/wp-content\/uploads\/2011\/04\/aamiin.png","width":319,"height":140},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=49#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waqtiyadda la Ducaysto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#website","url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/","name":"Haji-FARAH&#039;s POST","description":"","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/e2d3fe3bf3bff3127013a1bf1ffc8aaa","name":"Hajifarah","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/8a4cf235281f368994a4a72396af1da22cd84c9c9ea96eaffda49413477a0106?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/8a4cf235281f368994a4a72396af1da22cd84c9c9ea96eaffda49413477a0106?s=96&d=mm&r=g","caption":"Hajifarah"},"url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?author=2"}]}},"views":40452,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=49"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/49\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=49"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=49"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=49"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}