{"id":112,"date":"2012-08-28T18:12:36","date_gmt":"2012-08-28T15:12:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hajifarah.com\/?p=112"},"modified":"2012-09-06T20:13:56","modified_gmt":"2012-09-06T17:13:56","slug":"toosinta-salaadda-qaybta-1aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112","title":{"rendered":"Toosinta Salaadda (Qaybta 1aad)"},"content":{"rendered":"<p>Qur\u00e2\u20ac\u2122aanku wuxu, bilawga suuradda Al-Baqara, kaga sheekeeyey labo nooc oo ay dadka ka mid ah, isaga oon magacdooda innoo qeexin, balse uu inoo sheegay tilmaamaha lagu kala garto.<\/p>\n<p>Nooca hore, waa kuwa \u00e2\u20ac\u0153qeeybka\u00e2\u20ac\u009d rumeeyey ee toosiya salaadda ee waxa Allah ku manaystay bixiya: <strong>\u00e2\u20ac\u0153\u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00af\u00d9\u0160\u00d9\u2020 \u00d9\u0160\u00d8\u00a4\u00d9\u2026\u00d9\u2020\u00d9\u02c6\u00d9\u2020 \u00d8\u00a8\u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00ba\u00d9\u0160\u00d8\u00a8 \u00d9\u02c6\u00d9\u0160\u00d9\u201a\u00d9\u0160\u00d9\u2026\u00d9\u02c6\u00d9\u2020 \u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00b5\u00d9\u201e\u00d8\u00a7\u00d8\u00a9 \u00d9\u02c6 \u00d9\u2026\u00d9\u2026\u00d8\u00a7 \u00d8\u00b1\u00d8\u00b2\u00d9\u201a\u00d9\u2020\u00d8\u00a7\u00d9\u2021\u00d9\u2026 \u00d9\u0160\u00d9\u2020\u00d9\u0081\u00d9\u201a\u00d9\u02c6\u00d9\u2020\u00e2\u20ac\u009d<\/strong> . Kuwa kalena, waa kuwo ka soo horjeeda, waxaanu Qu\u00e2\u20ac\u2122aanku taxay tilmaamo badan oo ay leeyihiin oo aan wax ka sheegi doono.<\/p>\n<p>Ujeedada qoraalkani ma aha in aan isbarbardhigno labadaa nooc, balse waxaan rabnaa in aan ahmiyadda saarno qodob ama arrin xasaasi ah oo ah in xarakaatka salaadda iyo qaabkeeda oo lala yimaadaa aanay qofka la yimaada dhaxalsiinayn ama u damaanad qaadayn in uu helo raalli-ka-noqoshada iyo jannada Raxmaanka, balse laga yaabaa in ay qofkaas ka dhigto kooxda \u00e2\u20ac\u0153loo cadhooday\u00e2\u20ac\u009d\u00c2\u00a0 <strong>\u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d9\u2026\u00d8\u00ba\u00d8\u00b6\u00d9\u02c6\u00d8\u00a8 \u00d8\u00b9\u00d9\u201e\u00d9\u0160\u00d9\u2021\u00d9\u2026.<\/strong> Illaahay baan ka magan-gelnee.<\/p>\n<p>Tilmaamaha ay leeyihiin nooca hore, waxa lagama maarmaan ah in ay rumaysanyihiin \u00e2\u20ac\u0153qeeybka\u00e2\u20ac\u009d. Maxaa yeelay Allah (SWT) iyo ahaan-shihiisa ayaa ka mid ah arrimaha dadka qeeybka ku ah ee aanu caqligoodu koobi karin ama aannu xaqiiqadooda ogaan karin, waxa kale oo ka mid ah arrimaha la xiriira maalinta qiyamaha, xisaabta, janada, cadaabta, malaa\u00e2\u20ac\u2122igta, iwm.<\/p>\n<p>Waxa kale oo tilmaamahooda ka mid ah, in ay \u00e2\u20ac\u0153toosiyaan salaadda\u00e2\u20ac\u009d. Waana erayadan qodobka u baahan in an is dul taagno. Marka Qu\u00e2\u20ac\u2122aanku ka hadlayo salaadda wuxu had iyo jeer uga hadlaa \u00e2\u20ac\u0153toosin\u00e2\u20ac\u009d. Toosin-na waxa ah marka wax la dhisayo ama la abuurayo oo ku tilmaaman joogtayn waarta oo jiritaankeedu adkaado. Meelna Qur\u00e2\u20ac\u2122aanka kagama jirto in Allah uu ka dalbayo kuwa rumeeyey in ay \u00e2\u20ac\u0153gutaan\u00e2\u20ac\u009d ama la yimaaddaan salaadda; waxase uu mar kasta ku amraa in ay \u00e2\u20ac\u0153toosiyaan\u00e2\u20ac\u009d salaadda. Taasina waxay, inna tusinaysaa in salaaddu aanay ahayn kaliya xarakaat uu la yimaado qofka muslimka ahi, balse ay salaaddu salka ku hayso fahamka ah in xiriir \u00e2\u20ac\u0153la dhiso\u00e2\u20ac\u009d. Sidaa darteed, salaadda oo la toosiyaa waxay tahay in xiriir addoonka iyo Illaahay u dhexeeya la abuuro oo la ilaaliyo (ama la xafido). Si kale haddaan u dhigno, aayad kasta oo innaga dalbaysa in aan \u00e2\u20ac\u0153toosinno\u00e2\u20ac\u009d salaaddu waxay innaga dalbaysaa in aan ku tallaabsanno sidii aynnu u xaqiijin lahayn xiriir waara oo qofka muslimka ah iyo Illaahay u dhexeeya.<\/p>\n<p>Hadaba, maadaama ay bani\u00e2\u20ac\u2122aadamka caaddo u tahay in uu si fudud u dhex muquurto arrimaha adduunyada, ayaa Allah inoo qeexay waqtiyo aan la nimaadno xarakaat inna xasuusisa ahmiyada xoojinta xiriirka Allah. Hadafkooduna ay yihiin in aan nafteenna ku abuurno\u00c2\u00a0 dareen la taaban karo oo xoojiya fikradda xiriirka iyo la-xiriirka Allah. Hase ahaatee, waxa mar kasta loo baahan yahay in u foojignaano in hadafka asaasiga ee salaaddu aanu ahayn xarkaadka ee ay tahay ilaalinta iyo joogtaynta xiriirka Allah oo ah mid qalbiga ah. Salaadana waxad\u00c2\u00a0 si dhab ah u toosin kartaa kaliya marka qalbiga aad ka tukanaysid. Waxa taa daliil u ah qawlka Allah: \u00e2\u20ac\u0153<strong>(<\/strong><strong>\u00d9\u0081\u00d9\u017d\u00d8\u00a5\u00d9\u0090\u00d8\u00b0\u00d9\u017d\u00d8\u00a7 \u00d8\u00a7\u00d8\u00b7\u00d9\u2019\u00d9\u2026\u00d9\u017d\u00d8\u00a3\u00d9\u2019\u00d9\u2020\u00d9\u017d\u00d9\u2020\u00d8\u00aa\u00d9\u008f\u00d9\u2026\u00d9\u2019 \u00d9\u0081\u00d9\u017d\u00d8\u00a3\u00d9\u017d\u00d9\u201a\u00d9\u0090\u00d9\u0160\u00d9\u2026\u00d9\u008f\u00d9\u02c6\u00d8\u00a7\u00d9\u2019 \u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00b5\u00d9\u2018\u00d9\u017d\u00d9\u201e\u00d8\u00a7\u00d8\u00a9\u00d9\u017d<\/strong><strong>)<\/strong> \u00e2\u20ac\u0153\u00c2\u00a0 oo macnahedu tahay \u00e2\u20ac\u0153marka qalbigiinu dego, toosiya salaadda.\u00e2\u20ac\u009d Taa oo la mid ah, ujeedada salaaddu waa in la dhiso xiriir ka dheexeeya qalbiga qofka mu\u00e2\u20ac\u2122minka ah iyo Allah (SWT).<\/p>\n<p>Marka uu Allah leeyahay \u00e2\u20ac\u0153<strong>(<\/strong><strong>\u00d8\u00a7\u00d9\u201a\u00d9\u2026 \u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00b5\u00d9\u201e\u00d8\u00a7\u00d8\u00a9 \u00d8\u00a7\u00d9\u2020 \u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00b5\u00d9\u201e\u00d8\u00a7\u00d8\u00a9 \u00d8\u00aa\u00d9\u2020\u00d9\u2021\u00d9\u2030 \u00d8\u00b9\u00d9\u2020 \u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d9\u0081\u00d8\u00ad\u00d8\u00b4\u00d8\u00a7\u00d8\u00a1 \u00d9\u02c6\u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d9\u2026\u00d9\u2020\u00d9\u0192\u00d8\u00b1<\/strong><strong>)<\/strong>\u00e2\u20ac\u0153Salaadda toosi, salaaddu waxay reebtaa xumaha iyo waxa aan fiicnayn\u00e2\u20ac\u009d, ma aha hadafku xarakaatka salaadda ee waa xiriirka aan imaan karin qalbiga la\u00e2\u20ac\u2122aantii iyo adiga oon qalbigaaga ku dareemin Allah oo kaa reebaya in aad xumaan fasho.<\/p>\n<p>Waxana halkaa ka cad, qof kasta oo aan xumaan ka hadhin in uu yahay qof si xun ugu guul daraystay in uu dhiso xiriir isaga iyo Allah u dhexeeya. Qofkaasina wuxu noqonayaa nooca labaad ee dadka ka mid ah ee uu Allah innooga sheekeeyey. Waxaanan \u00e2\u20ac\u201cinsha Allah- ku eegi doonaa <a title=\"Toosinta Salaadda (Q2aad)\" href=\"http:\/\/www.hajifarah.com\/?p=115\">qaybta labaad<\/a> ee qoraalkan.<\/p>\n<p>Wa Billaahi tawfiiq!<\/p>\n<p>Qalinkii: Cumar Xaaji Faarax<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qur\u00e2\u20ac\u2122aanku wuxu, bilawga suuradda Al-Baqara, kaga sheekeeyey labo nooc oo ay dadka ka mid ah, isaga oon magacdooda innoo qeexin, balse uu inoo sheegay tilmaamaha lagu kala garto. Nooca hore, waa kuwa \u00e2\u20ac\u0153qeeybka\u00e2\u20ac\u009d rumeeyey ee toosiya salaadda ee waxa Allah ku manaystay bixiya: \u00e2\u20ac\u0153\u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00af\u00d9\u0160\u00d9\u2020 \u00d9\u0160\u00d8\u00a4\u00d9\u2026\u00d9\u2020\u00d9\u02c6\u00d9\u2020 \u00d8\u00a8\u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00ba\u00d9\u0160\u00d8\u00a8 \u00d9\u02c6\u00d9\u0160\u00d9\u201a\u00d9\u0160\u00d9\u2026\u00d9\u02c6\u00d9\u2020 \u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00b5\u00d9\u201e\u00d8\u00a7\u00d8\u00a9 \u00d9\u02c6 \u00d9\u2026\u00d9\u2026\u00d8\u00a7 \u00d8\u00b1\u00d8\u00b2\u00d9\u201a\u00d9\u2020\u00d8\u00a7\u00d9\u2021\u00d9\u2026 \u00d9\u0160\u00d9\u2020\u00d9\u0081\u00d9\u201a\u00d9\u02c6\u00d9\u2020\u00e2\u20ac\u009d . Kuwa kalena, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,14,3],"tags":[],"class_list":["post-112","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-selected-articles","category-maqaallada-islaamiga","category-xulka-maqaallada"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Toosinta Salaadda (Qaybta 1aad) - Haji-FARAH&#039;s POST<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Toosinta Salaadda (Qaybta 1aad) - Haji-FARAH&#039;s POST\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qur\u00e2\u20ac\u2122aanku wuxu, bilawga suuradda Al-Baqara, kaga sheekeeyey labo nooc oo ay dadka ka mid ah, isaga oon magacdooda innoo qeexin, balse uu inoo sheegay tilmaamaha lagu kala garto. Nooca hore, waa kuwa \u00e2\u20ac\u0153qeeybka\u00e2\u20ac\u009d rumeeyey ee toosiya salaadda ee waxa Allah ku manaystay bixiya: \u00e2\u20ac\u0153\u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00af\u00d9\u0160\u00d9\u2020 \u00d9\u0160\u00d8\u00a4\u00d9\u2026\u00d9\u2020\u00d9\u02c6\u00d9\u2020 \u00d8\u00a8\u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00ba\u00d9\u0160\u00d8\u00a8 \u00d9\u02c6\u00d9\u0160\u00d9\u201a\u00d9\u0160\u00d9\u2026\u00d9\u02c6\u00d9\u2020 \u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00b5\u00d9\u201e\u00d8\u00a7\u00d8\u00a9 \u00d9\u02c6 \u00d9\u2026\u00d9\u2026\u00d8\u00a7 \u00d8\u00b1\u00d8\u00b2\u00d9\u201a\u00d9\u2020\u00d8\u00a7\u00d9\u2021\u00d9\u2026 \u00d9\u0160\u00d9\u2020\u00d9\u0081\u00d9\u201a\u00d9\u02c6\u00d9\u2020\u00e2\u20ac\u009d . Kuwa kalena, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Haji-FARAH&#039;s POST\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2012-08-28T15:12:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2012-09-06T17:13:56+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Hajifarah\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Hajifarah\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112\",\"url\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112\",\"name\":\"Toosinta Salaadda (Qaybta 1aad) - Haji-FARAH&#039;s POST\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#website\"},\"datePublished\":\"2012-08-28T15:12:36+00:00\",\"dateModified\":\"2012-09-06T17:13:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/e2d3fe3bf3bff3127013a1bf1ffc8aaa\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Toosinta Salaadda (Qaybta 1aad)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#website\",\"url\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/\",\"name\":\"Haji-FARAH&#039;s POST\",\"description\":\"\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/e2d3fe3bf3bff3127013a1bf1ffc8aaa\",\"name\":\"Hajifarah\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/8a4cf235281f368994a4a72396af1da22cd84c9c9ea96eaffda49413477a0106?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/8a4cf235281f368994a4a72396af1da22cd84c9c9ea96eaffda49413477a0106?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Hajifarah\"},\"url\":\"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?author=2\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Toosinta Salaadda (Qaybta 1aad) - Haji-FARAH&#039;s POST","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Toosinta Salaadda (Qaybta 1aad) - Haji-FARAH&#039;s POST","og_description":"Qur\u00e2\u20ac\u2122aanku wuxu, bilawga suuradda Al-Baqara, kaga sheekeeyey labo nooc oo ay dadka ka mid ah, isaga oon magacdooda innoo qeexin, balse uu inoo sheegay tilmaamaha lagu kala garto. Nooca hore, waa kuwa \u00e2\u20ac\u0153qeeybka\u00e2\u20ac\u009d rumeeyey ee toosiya salaadda ee waxa Allah ku manaystay bixiya: \u00e2\u20ac\u0153\u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00af\u00d9\u0160\u00d9\u2020 \u00d9\u0160\u00d8\u00a4\u00d9\u2026\u00d9\u2020\u00d9\u02c6\u00d9\u2020 \u00d8\u00a8\u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00ba\u00d9\u0160\u00d8\u00a8 \u00d9\u02c6\u00d9\u0160\u00d9\u201a\u00d9\u0160\u00d9\u2026\u00d9\u02c6\u00d9\u2020 \u00d8\u00a7\u00d9\u201e\u00d8\u00b5\u00d9\u201e\u00d8\u00a7\u00d8\u00a9 \u00d9\u02c6 \u00d9\u2026\u00d9\u2026\u00d8\u00a7 \u00d8\u00b1\u00d8\u00b2\u00d9\u201a\u00d9\u2020\u00d8\u00a7\u00d9\u2021\u00d9\u2026 \u00d9\u0160\u00d9\u2020\u00d9\u0081\u00d9\u201a\u00d9\u02c6\u00d9\u2020\u00e2\u20ac\u009d . Kuwa kalena, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112","og_site_name":"Haji-FARAH&#039;s POST","article_published_time":"2012-08-28T15:12:36+00:00","article_modified_time":"2012-09-06T17:13:56+00:00","author":"Hajifarah","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Hajifarah","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112","url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112","name":"Toosinta Salaadda (Qaybta 1aad) - Haji-FARAH&#039;s POST","isPartOf":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#website"},"datePublished":"2012-08-28T15:12:36+00:00","dateModified":"2012-09-06T17:13:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/e2d3fe3bf3bff3127013a1bf1ffc8aaa"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?p=112#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Toosinta Salaadda (Qaybta 1aad)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#website","url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/","name":"Haji-FARAH&#039;s POST","description":"","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/e2d3fe3bf3bff3127013a1bf1ffc8aaa","name":"Hajifarah","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/8a4cf235281f368994a4a72396af1da22cd84c9c9ea96eaffda49413477a0106?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/8a4cf235281f368994a4a72396af1da22cd84c9c9ea96eaffda49413477a0106?s=96&d=mm&r=g","caption":"Hajifarah"},"url":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/?author=2"}]}},"views":8855,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=112"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/112\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hajifarah.com\/blog\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}